Published On: Tue, Jan 24th, 2017

Ciidamada Maamulka Jubbaland oo la wareegay Degmada Badhaadhe

ciidan

Wararka naga soo gaaraya Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Jubbaland ay Xalay la wareegeen Degmadaasi oo ay horay u joogeen Al-shabaab.

Saraakiil ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Magaalada Badhaadhe ay hadda joogaan Ciidmada Jubbaland Shabaabkiina laga saaray.

Saraakiisha u hadlay Jubbaland ayaa intaa ku daray in ay sii wadi doonana Howlgalka ay Shabaab uga saarayaan Gobolada Jubbooyinka sida ay hadalka u dhigeen

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300