Published On: Mon, Jan 23rd, 2017

deg deg Qarax ka dhacay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay

Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya lagu Qarxiyay Degmada Buurhakaba.

Qaraxa ayaa ahaa Miinada Dhulka lagu Aaso,waxaana loo dhigay Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Qaraxa ay dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay Ciidamada lala eeg tay

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300