Published On: Mon, Jan 23rd, 2017

Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay Amniga adkeyneyaan

33-2-620x330

Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay adkeeneyaan Ammaanka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ,maadaama Dalka ay ka dhaceyso dhawaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliiska qeybta Gobolka Banaadir Jeneraal Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho la dhigay Ciidamo,kuwaas oo Xaqiijin doona Ammaanka Caasimadda.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Booliska Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada kale ee Amniga in ay ka go’antahay Xaqiijinta Amniga.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300