Published On: Sun, Jan 22nd, 2017

Ugu yaraan 26-qof oo ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka Hindiya

Saraakiisha Booliska dalka Hindiya ayaa sheegay in ugu yaraan 26-qof ay ku dhinteen 50-kalana ay ku dhawacmeen kadib markii tareen ay la socdeen uu wadada ka baxay,shilkaasi tareen ayaa ka dhacay bariga wadanka Hindiya.
Dhacdadaan tii ka horeeysay waxaa ku dhintay 150-qof waxaana wax la iska weydiinaya bad qabka wadooyinka tareenada Hindiya

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300