Published On: Sun, Jan 22nd, 2017

Goldogob:Ragga iyo Dumarka oo laga mamnuucay in ay Gaari isula raacaan meel ka baxsan magaalada

Taliyaha Boliska Degmada Galdogob  ee Gobalka Mudug Cabdi Xamiid Xuseen  oo Warbaahinta Ku hadalay Degmadaasi aya waxa uu uu Digniin adag u Diray dhaliyarada Da,dooda ay ka hooseeyso 40 sano ee ku Nool Degmada Galdogob .

Ugu horeeyn Taliyaha Booliska Degmada Galdogob ayaa waxa uu ka hadalay Amaanka guud ee Degada Godogob iyo falal amniga lidi ku ah oo Habenadaan ka dhacayay Gudaha Degmadaasi .

Taliye Cabdi Xamiid Xuseen ayaa waxa uu digniin ujeediyay dhalinyarada falalka  Anshax. xumada ah ay ku kacaan   . sida dhaca Mobilada Daawashada aflaanta xun.xun ay ku wataan Mobilada iyo jarashada timaha oo ay u jaranayaan si ka baxsan Diinta iyo dhaqanka wanaasan.

Sidoo kale Taliyaha Boliska Galdogob Ayaa Waxa uu sheegay in  la mamnuucay dhalinyarada Gabdhaha iyo wiilasha Gawaarida u qaadanaya meelaha ka baxsan degmada cidii lagu arkaa ama lagu soo qabtaana Ciqaab ay muteysan doonaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300