Published On: Fri, Jan 20th, 2017

Maxaabiis Ka Booday Darbiga Xabsi ku yaala Gaarisa

GARISA-600x330

Lix maxaabiis oo lagu hayay xabsiga saldhiga Booliska ee Gaarisa ayaa habeenimadii Talaadada baxsaday kadib markii ay ka boodeen darbiga dambe ee xabsiga.Lixda maxaabiis ee baxsaday ayaa kamid ahaa 21 maxaabiis oo ku xidhnaa saldhiga booliska ee magaalada Garissa.

Booliska magaalada Garissa ayaa bilaabay hawlgal balaadhan oo ay ku baadi goobayaan maxaabiista baxsatay.Magacyada maxaabiista baxsatay oo da’adooda lagu sheegay inta udhaxaysa 15 jir ilaa iyo 21 jir ayaa la shaaciyay:-

Suleyman Maxamed

Anwar Saciid Maxamed

Mowliid Maxamed

Cabdi Muuse

Dida Maxamed iyo

Aadan Cumar

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300