Published On: Tue, Jan 17th, 2017

Shariif Xasan”waa Muhiim in Dalka uu Isbadel ka dhaco”

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Saxafadda kula hadlayay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Dalka uu ka dhaco Isbadel Siyaasadeed islamarkaana Dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin Nabad iyo kala dambeyn sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa ugu baaqay Baarlamaanka Soomaaliya in ay doortaan Shaqsi Dalka samatabixin kara oo ka saari kara Marxaladda uu hadda ku jiro,Maadaama Baarlamaanku uu Mas’uul ka yahay Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa kamid ah Musharaxiinta u ordaya qabashada Xilki ugu sareeya dalka,inkastoo hadda taas aysan rumoobin,maadaama Guddoomiye Jawaari uu ku soo baxay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300