Published On: Sun, Jan 15th, 2017

Doon La Tuhunsan Yahay in ay Saarnaayeen Tahriibayaal Soomaali ah oo Ku Degtay Xeebaha Libiya

migrants-2_5405021-620x330

In kabdan  100 qof oo muhaajiriin ah ayaa lagu la’ sanyahay badda Mediterranean Sea gaar ahaan xeebaha dalka liibiya sida ay sheegayaan ilaalada xeebaha dalka talyaaniga

howlgal-ka badbaadinta doontaasi la la’yahay ayaa la sheegay in uu wali socdo inkastoo ay aad u xun tahay  cimilada.

Waxaa la sheegay in la’helay 8 qof oo badda banaan-ka soo dhigtay iyo afar qof oo kale oo la’badbaadiyay iyada oo 107 muhaajiraan ah doontii ay saarnaayeen la’la’san yahay, sida warsaxaafadeed ay ku sheegeen saraakiisha ilaalada xeebaha.

Muhaajiriintani ayaa la’sheegay in ay ka’yimaadeen sida  la’aaminsany dalalka qaarada Africa kuwaa oo dooni Qatar badan ku socdaala inta badan.

Qaramada midoobay ayaa sheegtay sanadkii hore in kabadn 5,000 oo qof in ay dhinteen iyaga oo doonaya in ay ka talaabaan badda Mediterranean-ka oo intooda badan ku’ la’day biyaha u dhaxeya Liibiya iyo talyaaniga.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300