Published On: Sun, Jan 15th, 2017

Cali Jeyte:-“Abaarta jirta Awgeed ayaa Loo Hakiyay Dagaalkii Al-shabaab Lagula Jiray

jeyte-620x330

Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Sheegay in hakad lagaliyey Howlgalka la Dagaalanka Al-shabaab ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa AMISOM ay ka tirsan  Deegaanada Gobalkaasi oo Dhaca Bartamaha Soomaaliya

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali jeyte Cusmaan oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la  hakiyey Dagaalka Al-shabaab looga Saareyo Deegaanada Gobalka Hiiraan Sababo la Xiriira Abaarta Xoogan ee Xilgaalka ka Jirta deegaanada Gobalkaasi Xaaladdooda laga darinayo.

Gudoomiyaha ayaa Tilmaamay in Gobalka ay ku soo barakaceen dad faro badan oo kala yimid Gobalada Waqooyi ee Soomaaliland, Puntland iyo Galmudug kuwaas oo maciin biday Deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan oo hada u baahan in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo maadaama Xaalada Abaartu ay marayso Heerkii ugu xumaa

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300