Published On: Sat, Jan 14th, 2017

Wasiirka Amniga Koofur Galbeed oo Eedeeyay Madaxweyne Shariif Xasan


Wasiirka Amniga Maamulka Koofur Galbeed  C/fitaax Ibraahin Geesey oo la hadlay Warbaahinta ayaa Eedeen kala dul dhacay Madaxweynaha KoofurGalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan .C/fitaax Ibraahin Geeseey ayaa sheegay in Abaar adag ay ka jirto Koofur Galbeed islamarkaana Meelaha qaar ay Dadku bilaabeen in ay Gaajo iyo haraad u dhintaan.

Geeseey ayaa intaa ku daray in Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan uu ka gaabiyay wax u qabashada Dadka Reer Koofur Galbeed,waxaana uu Baarlamaanka Koofur Galbeed  ugu baaqay in ay la Xisaabtamaan Madaxweyne Shariif.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300