Published On: Sat, Jan 14th, 2017

Qarax Ciidamo ka tirsan kuwa DF lagula eegtay Ex-Kontarol Balcad ee Muqdisho

4may10_thumb

Warar Dheeraad ayaa waxa uu ka soo baxayaa Qarax Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya lagula beegsaday Isgoyska Ex-Kontarool Balcad ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa Miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa ku geeriyooday illaa 2 qof oo Shacab iyo Ciidmada isugu jiray.

Ciidamada la weeraray ayaa Qaraxa kadib rasaas xoogan furay oo aan la ogeyn waxyeelada ay geysatay.

Waxaana Ciidamadaasi la sheegay in Howlgal kooban ay nawaaxiga meesha wax ka dhaceen ka sameeyeen.

Warar ayaa sheegaya in halka wax ka dhaceen lagu arkay Meydadk 2 Dhalinyaro ah oo la ogeyn waxa ay ahaayeen.

Al Shabaab oo sheegtay Masuuliyadda Qaraxaasi ayaa tilmaamay in khasaaro xoogan ay ku gaarsiiyeen Ciidamada la beegsadeen

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300