Published On: Sat, Jan 14th, 2017

Heshiis la kala dhex dhigay Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay Caabudwaaq

Saldhiga-Booliska-Caabudwaaq-696x522-696x522

Kadib kulamo Nabadeed oo ka dhacay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa loogu guuleystay in Heshiis Nabadeed la kala dhex dhigo labo Maleeshiyo Beeleed oo halkaas ku diriray.

Nabadoon Aadan Cigaal Xaafaa oo ka mid ah Odayaasha ka qeyb galay kulamadaasi oo Shabelle u warramay ayaa sheegay in dhex dhexaadinta labadaasi beelood u istaageen Waxgaradka iyo Culumaa’udiinka degmada Caabudwaaq.

Waxaana Nabadoonku shaaca ka qaaday in ugu horreyn Xabad joojin ay kala dhex dhigeen labadaasi Beelood ee walaalaha ah.

Dagaal Beeleed dhawaan ka dhacay Degmada Caabduwaaq ayaa waxaa ka dhashay dhimashada ku dhawaad 10 qof iyo dhaawacyo badan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300