Published On: Fri, Jan 13th, 2017

Xubno ka mid ah maamulka Trump oo hadalkiisa diiday

trumpi

Laba xubnood oo ka mid ah maamulka cusub ee Trump ayaa si adag u taageeray baaritaannada sirdoonka Mareykanka.

Hadalkoodan ayaa imaanayo maalin ka dib markii Trump uu dhalleeceeyay laamaha jawaasiista.
Mike Pompeo, oo ah ninka uu Trump u magacaabay madaxa CIA ayaa sheegay inuu tixgelinaayo qiimaha shaqaalaha iyo dadaalkooda ay ku xaqiijinayaan ka gungaariida siyaasiyiinta.

Trump oo casuumay Obama walaalkiis
Miyay tahay in laga cabsado guusha Trump?
Janaraal James Mattis, oo loo magacaabay xoghayaha waaxda difaaca ayaa ku nuuxnuuxsaday “inuu si weyn ugu kalsoon yahay sirdoonka iyo saraakiishooda”.

Talaadadii, Donald Trump wuxuu sheegay in dikumiintiyada ay warbaahinta u dusiyeen sirdoonka oo ah eedo ka dhan ah asiga ay yihiin been.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300