Published On: Fri, Jan 13th, 2017

R.W. ku xigeenka oo baaq u diray Guddomiye ku xigeenada

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo u diray labada Gudoomiye Ku-Xigeenada ee Baarlamaanka oo shalay lagu doortay Xarunta Golaha Shacabka.

Mudane Carteh ayaa Mudane Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey iyo Mudane Mahad Cabdala Cawad kula dar-daarmay in ay si hufan u gutaan masuuliyadda la saaray.

“Gudoomiye Ku-Xigeenka 1-aad iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka ee ku guuleystay in ay helaan kalsoonida Xildhibaanada, waxa aan kula dar-daarmayaa in aanay dayicin codka Xildhibaanada oo si daacadnimo ah u gutaan waajibaadkooda”. Ugu dambeyn, Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa dhamaan Xubnaha Baarlamaanka uga mahadceliyay sida ay uga go’antahay in doorashooyinka dalka ay si xasiloon ku soo dhamaato.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300