Published On: Thu, Jan 12th, 2017

Shidaalka Oil, Gas, Dollar index iyo Doanld Trump


SCW dhamaantiin, Videowgan wuxuu sharaxayaa maanta siduu shidaalku isku bedelay (inventory report), sida aad uga faaiideysan kartay isbedelkaas.
Waxaan kaloo ka hadlayaa wax yar news conference kii u qabtay madaxweynaha cusub (president elect) oo mareykanka Mr Donald Trump, iyo suuqa sida uu isku bedelay markuu hadlay kadib iyo wixii dollarka ku dhacay, waxaan kaloo kayara hadlayaa Shidaalka Natural Gas loo yaqaano iyo sababta uu wax badan qaali u noqday ilaa shalay iyo sida aad uga faaiideysan kartid. Sharixitaankan kala duwan waxaa lasocda technical analysis oo si fiican u sharaxaya qiimaha isbedelkiisa.

Wixii suaalo ah misa faahfaahin ah nagala soo xiriir Somalionlinetrader@gmail.com, FB group: Simple Set-up Trades.

Ha ilaawin in aad share gareysid iyo in aad channelkan ku soo biirtid (subscribe) si aad ula socotid videow yaasha cusub aan soo geliyo. Mahadsanidiin dhamaantiin

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300