Published On: Tue, Jan 10th, 2017

Madaxweynaha Hirshabelle oo baaq diray

tababar-la-soo-xiray-baladweyne-8-238x178

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble  ayaa sheegay in abaaro baahasan  ay ka jiraan degaanada Hirshabeelle dadkuna haatan ay u baahanyihiin gar gaar deg deg ah.

Madaxweyne Cosoble ayaa sheegay in dadka ay haystaan dhibaatooyin kala duwan ,islamarkaana ay qarka u saaran yihiin in ay u dhintaan abaaraha .

Sidoo kale waxaa uu xusay in degaanada maamulka Hirshabeelle ay soo gaareen dad aad u farabadan kuwaa soo kasoo barakacay degaanada Galmudug iyo Puntland. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa hadalkaan  sheegay xilli uu shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300