Published On: Tue, Jan 10th, 2017

Koofur Galbeed oo sheegtay in Sh/Hoose ay Isbaaro dhigteen Milatariga Soomaaliya

isbaaro

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa ku Eedeeyay Dowladda Soomaaliya in Ciidanka Milatariga ee Dowladda Soomaaliya ay Isbaaro u taallo Gobolka Shabellaha Hoose.

C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed aysan ka Amar qaadan Ciidamada Gobolka Shabellaha Hoose ay isbaaradu u taallo islamarkaana aysan Awood u la heyn in ay la dagaalaan Ciidamada Milatariga Soomaaliya.

Gobolka Shabellaha Hoose waxaa la sheegaa in ay yaallaan Isbaarooyin aad u badan oo dhibaato ay kala kulmaan Dadka Shacabka ah

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300