Published On: Tue, Jan 10th, 2017

Baarlamaanka Cusub ee Gobollada Dhexe oo Guddoonkooda Sare Doortay

hoggaanka-ahlu-sunna-696x597

Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Gobollada Dhexe oo ka kooban 65 Mudane ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay Kalfadhigoodii ugu horreeyay.

Mudnayaasha Maamulka Gobollada Dhexe ayaa halkaas waxa ay ku doorteen GuddomiyahaBaarlamaanka Maamulkaasi iyo ku xigeenadiisa.

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Maamulka Gobollada Dhexe ayaa waxaa ka mid ah illaa 10 Haween ah.

Maamulka Gobollada Dhexe ayaa ka soo horjeeda Maamulka Galmudug oo Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka taageero ka heysta.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300