Published On: Mon, Jan 9th, 2017

Maxaa lagu xasuustaa Rafsanjani Madaxweynihii hore ee Iiraan ee geeriyooday?

rafsanjani

Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan, Ayatollah Khamenei, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii ugu saameynta badnaa dalkaasi, Cali Akbar Haashimi Rafsanjani, kaasi oo ku dhintay da’da 82.

Hogaamiyahan muxaafidka ah Ayatollah, ayaa qunyar socodkaasi ku tilmaamay saaxiib soo halgamay, walow uu jiray farqi u dhaxeeyay.

Rafsanjani ayaa si weyn u taageersanaa madaxweynaha Iiraan ee haatan, Xasan Ruuxaani, kaasi oo ku tilmaamayba inuu yahay nin ku weyn kacaanka Islaamiga ah.

Saddex maalmood oo baroor diiq ah ayaa looga dhawaaqay dalkaasi.

Haddaba maxaa ugu muhiimsanaa waxyaabihii u hirgelay intii uu dalkaasi maamulayay? Su’aashaas iyo kuwa kale ayaa waxaannu waydiiyay Cabdifitaax Nuur Ashkir, oo ah qoraa iyo cilmi baare ka faalooda arrimaha dunida Carabta iyo Islaamka, waxa uu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare, oo marka hore waxa aan waydiiyay waxa aan ka naqaan Rafsanjaani?

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300