Published On: Mon, Jan 9th, 2017

Madaxweynaha Puntland oo Saaka tagaya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari

gaas1-1-150x150

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lafilayaa inay saaka gaaraan Degaanka  Qandala oo dhowaan ciidanka  Puntland ka saareen dagaalyahano taabacsan Daacish.

Madaxweynaha  Puntland ayaa la sheegay inuu halkaas kula kulmi doono Saraakiisha Ciidamada  Puntland islamarkaana uu kala hadli doono Sidii Kooxda Daacish looga saari lahaa Gobolka Bari.

Kooxda Daacish ayaa Xarun ku leh Buuraleyda galgala,waxaana sidoo kale la sheegaa in ay ku sugan yihiin Buuraleyda Gobolka Bari.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300