Published On: Mon, Jan 9th, 2017

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii laga keenay

madaxweynaha_galmudug_guuleed_hol-620x330

Xilli Shalay Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka galmudug ay shegeen in ay mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xusen Guuled ayaa haddana Xalay  Waxaa aritaasi ka hadlay Madaxweynaha Galmudug.

Cabdikariin Xuseen guuleed oo ah madaxweynaha Dowlada Galmudug oo Xalay la hadlay Warbahinta isagoo ku sugan Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in wax laga xumada ay tahay mooshinka xilligaani ay keenen  Xildhibaano ka tirsan Galmudug madaama deegaanada Galmudug xilligaani ay ka jiraan xaalado kale duwan oo ugu horeyso Abaaro xoogan oo saameyn ku yeelatay Dadka iyo Duunyada.

Guuleed ayaa Sheegay in Baarlamaanka ay xaq u leeyihiin in mooshin ay ka keenin karaan Madaxda ugu sareysa Galmudug balse waxaa uu tilmamay in maanta aysan ku habooneyn wuxuuna ka dalbaday xildhibanada in ay ka labtaan mooshinkaasi.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300