Published On: Sun, Jan 8th, 2017

Mareykanka: 25 Somali ah oo diidday in lagu soo celiyo Somaliya

25 Dhallinyaro Soomaali ah ayaa ku xir xiran Xabsi ku yaalla Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka waxaana ay Danjiraha iyo qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka ku eedeeyeen in ay iyaga gadaal ka riixayaan dib u soo celintooda.

Labo ka mid ah Raggaasi ku xiran Mareykank ayaa sheegay in ay dhibaato ku heysato Xabsiga dhexdiisa Diblomaasiyiinta Soomaaliya ee Mareykankana aysan waxba u qaban.

Waxaa ay Dowladda Soomaaliya iyo musharrixiinta u tartamaya xilka Madaxtinimada Soomaaliya ka codsadeen in ay ka caawiyaan in aan dalka dib loogu soo celin.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300