Published On: Sun, Jan 8th, 2017

6 ka mid ah xubnaha aqalka sare ee Somaliland oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

doorasho-1-300x225

11ka Kursi ee Maamulka Somaliland kaga soo aadday aqalka sare ayaa maanta waxaa la dooranayaa lis ka mid ah waxaana sidaas ku billaabaneysa doorashada xubnaha aqalka sare eeSomaliland.

Lixda Kursi ee maanta lagu tartamayo ayaa musharrixiinta ku tartamaya waxaa ay kala yihiin sidan soo socota.

Kursiga kowaad waxaan ku tartami doona.

Maxamuud Jirde Xuseen

Cabdi Xaashi cabdulaahi

Axmed Mahad Cumar.

Kursiga Labaad

Muxyadiin Sheekh Cali

Cabdi Yuusuf Xasan.

Maxamed Sheekh Ibraahim

Kursiga Saddexaad

Mustaf Maxamed Godax

Maxamed Maxamuud Cabdi

Kursiga Afraad

Ibraahim Aaden Maxamed

Cabdikariin Maxamed Xasan

Jaamac Axmed Rooble

Axmed Ciise Cawaale

Kursiga Shanaad

Muno Cumar Xasan

Deeqo Maxamed Saalax

Kursiga Lixaad

Cabdirisaaq Axmed Cali   iyo

Cabdixakiin Axmed Nuur

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300