Published On: Sat, Jan 7th, 2017

Jawaari oo lacag ugu Yaboohay Guddiga Abaaraha


Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu yaboohay guddiga loo xil saaray abaaraha ka jira dalka 10,000 kun oo dollar oo lagu tala galay in lagu gargaaro dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku sugan gobolada dalka Soomaaliya.Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo hadda ka mid ah Musharaxiinta gudoonka Baarlamaanka

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300