Published On: Fri, Jan 6th, 2017

C/xakiin Camey “20$ ayaa la siiyaa dadka dilalka geysta”

camey-300x194

Xilli mudooyinkii la soo dhaafay Degaanada Maamulka Puntland ay ka dhacayeen falal amni daro, islamarkaan Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland dhowaan lagu dilay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa arrimahaasi ka hadlay Maamulka Puntland.

C/xakiin C/laahi Cumar (Camey) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shaqsiyaadka dilalka ka geysta Puntland in la siiyo lacag yar, taas oo dhan 20 Dollar.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puintland C/xakiin C/laahi Cumar (Camey) ayaa sidoo kale waxa uu sheegay arrintan in ay tahay mid nasiib daro ah Hadalkan ayuu Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puintland C/xakiin C/laahi Cumar (Camey) waxa uu ka sheegay xilli uu ka qeyb galayay Munaasabad lagu furayay Dugsiga Farsamada gacanta

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300