Published On: Thu, Jan 5th, 2017

Bileyska magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo qab qabtay  lix iyo soddon ruux, kaddib Weerarkii ka dhacay habeenkii sanadka cusub Curanayey

Bileeyska magaalada Istanbul ayaa qaaday konton jeer hawl gallo ay ku baadigoobayaan gacan ku dhiiglihii ka geeystay weerarka magaalada Istanbul habeenkii ugu horreeyay ee sanadka cusub, weerarkaasi oo ay ku geeriyoodeen sagaal iyo soddon ruux oo isugu jira dad u dhashay waddanka Turkiga iyo dad kale oo ajaanib ah oo dalxiis ku yimid magaalada Isatnbul.

Bileeyska magalada ISMIIR ee dalka Turkiga ayaa iyaguna dhinacooda waxa ay sheegeen in ay soo qab qabteen dad gaaraya ilaa labaatan ruux oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin qolyaha argagixisada ee Islaamiyiinta Xag jir ah, iyo qalab kale oo ay ka mid yihiin muraayadaha habeenkii ay xirtaan ciidamada iyo aaladda loo yaqaan G.P.R.S oo ku siinaya macluumaad ku salaysan satalaytka

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300