Published On: Tue, Jan 3rd, 2017

Mucaaradka Suuriya oo ku hanjabay inay heshiiska ka baxayaan

_93153745_mediaitem93153744

Dhowr kooxood oo ka mid ah mucaaradka Suuriya ayaa ku dhawaaqay inay ka baxayaan heshiiska ay garwadeenka ka yihiin Ruushka iyo Turkiga.

Waxay sheegeen in aysan ka qeybgali doonin kullanka bishan ka dhicidoono Khazakhistan.

Ururadan ayaa dowladda ku eedeynaaya inay jebisay heshiiska xabad joojinta ee afarta maalin soo socday.

Mareykanka iyo Ruushka oo ku murmay xabbad joojinta Suuriya

Mucaaradka ku go’doonsan Xalab oo xabad joojin dalbaday

Ruushka oo “aqbalay” 48 saac oo xabad joojin ah

War ka soo baxay mucaaradka ayey ku sheegeen in dhankooda ay u ho

Image captionDagaalyahannada Mucaaradka ee ku sugan al-Raci, Waqooyiga gobolka Xalab
Meelaha xabad joojinta lagu xadgudbay waxaa ka mid ah, Qowsa, iyo Wadi Barada oo ku dhow Dimishiq.

Waxay sheegeen in xabad joojinta ay jabeyso, haddii dowladda ay isku deydo inay dhul ballaarsi sameyso.

UN oo amaantay xabbad joojinta Suuriya

Golaha amaanka oo ansixiyay heshiiska Suuriya

Magaalada Wadi Barada, oo mucaaradka ay haystaan, waa barta biyaha ay ka hesho caasimadda Dimishiq.

Waxay dowladda ku eedeyneysay mucaaradka in biyaha ay naafto ku dareen.

gaansan yihiin xabad joojinta.

Balse, ciidamada dowladda Suuriya iyo maleeshiyaadka Iraan ee taageeraaya ayaa xadgudubyo badan sameeyay, sida ay kooxahan ku andacoodeen

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300