Published On: Thu, Dec 29th, 2016

Chapter 2 – Chart Pattern – Bullish Flag


Sideedaba markii aad kala baratid dhaqanka misa dabeecada uu leeyahay qiimaha waxaad arki doontaa inta badan chart ku in uu usamaysmado naqshado kala duwan oo u eg wax yaalo badan oo aan isticmaalno sida calanka, koop ka shaaha, fiidniir, triangle iyo rectangle iwl. Markii aad baratid qiimaha siduu isku badeli doono marka uu chart ku u ekaado wax yaalahaas kala duwan waxay kor u qaadeysaa misa kordhinaysaa faaiidadaada sababtoo ah waxaad ogtahay qiimuhu meesha uu aadi doono.

Xiisadan waxay ku saabsantahay naqshada loo yaqaano calanka kor u socda misa bullish flag.

In sha Allah daawasho wacan, wixii suaala ahna iigu soo gudbiya emailka.

Refer a friend Subscribe Share Like

Mahadsanidiin

Abdifatah

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300