Published On: Tue, Dec 27th, 2016

Kursi aan ka mid aheyn 11 kii horay loo diiday oo doorashadiisa lagu laabanayo

gafa_13-238x178

Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ku heshiiyay in dib loogu laabto kursiga Beesha Murusade ee laga soo doorto degaanada maamulka Galmudug.

Kuriga lagu laabanyo ayaa horay waxaa ugu guulaystay Cabdiqaadir Gaafow Maxamuud.

Xildhibaan Cabdulqaadir Gaafoow Maxamuud ayaa ku soo baxay Doorashada xubnaha baarlamaanka  Aqalka Hoose ee  ka dhacday magaalada Cadaado

Mudanahaan ayaa waxaa la tartamay, Maxamed Maxamuud Guure, Sakariye Maxamed Cosoble iyo Cabduqaadir Nuur Caraale, inkastoo ay tanaasuleen xubnahaan markii danbe.

Hogaamiyeyaasha Madasha ma sheegin Sababta keentay in dib loogu laabto kursigaasi

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300