Published On: Mon, Dec 26th, 2016

Ciidamo ka tirsan dowladda oo aan Mushaar qaadan 4 Sano

ceelwaaq1-238x178

Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa u sheegay idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho in ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceel-Waaq aysan mushaar qaadan muddo dhan 4 Sano.

Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo Ibraahim Guuleed Aadan ayaa sheegay in ciidanka dowladda ee ku sugan Ceelwaaq ay haystaan dhibaatooyin kala duwan .

Maamulka Jubbaland iyo dowladda Soomaaliya ayuu sheegay in aysan bixin mushaarkii ciidanka dowladda ee ku sugan Ceel-Waaq Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyntii ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay bixiso mushaarka ciidanka dowladda Soomaaliya madaam ay dagaal culus ay kula jiraan Al-Shabaab.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300