Published On: Sun, Dec 25th, 2016

Xildhibaano ku guulaystay Doorashadii aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya


Doorashadii Xubnaha aqalka Hoose ee Gobolada W/Galbeed ee ka socotay Xarunta Gaadiidka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa maanta ku guulaystay Labada Xildhibaan.Xildhibaanadaasi maanta ku guulaystay Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya qeybta Gobolada Waqooyi ayaa waxa ay kala yihiin C/lla Xaaji Cali oo helay 31 cod iyo C/raxmaan Iidle Yoonis oo helay 31 Cod.

Warku wuxuu intaa ku daray in Tartanka Doorashadaasi ay u dhacday si habsami ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300