Published On: Sun, Dec 25th, 2016

Xeer Ilaaliyahii Maxkamadda Ciidamada Puntland oo la dilay


Xeer Ilaaliyahii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntlabad  C/kariim Xasan Fardhiye ayaa goor-dhow lagu dilay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.Warku wuxuu intaa ku daray in ragii dilkaasi geystay ay ahaayeen Laba qof, waxaana la sheegay in goobta ay ka baxsadeen, Ciidamada puntlanad ee magaalada boosaaso ayaa la sheegay inay hadda bilaabeen baaris la xiriirta qaabkii uu falkaasi u dhacay iyo cidii ka dambeysay intaba.

Wixii faahfaahin ah ee dilka Taliyahaasi ku saabsan dib ayaan idinku soo sheegi doonaa hadii allah idmo

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300