Published On: Sun, Dec 25th, 2016

Guddoomiyaha maxkamadda Sare “Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay  Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka”  


Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa shaaciyay in garsoorayaasha ku sugan gobollada dalka ay muhiim tahay in lamideeyo  isla markaana ay ka wada shaqeeyaan si  bulshada ay u heli lahaayeen cadaalad iyo garsoor mideysan  loogana Hortago isku dhacyo garsoorayaaha dhexdooda ah taas oo sahli doonta sida uu sheegay  in uu sharcigu shaqeeyo.Garyaqaan  Ibraahin Iidle Suleymaan ayaa tilmaamay in kulankan lagu horumarinayo adeegga Garsoor loona baahan yahay in fikrado wanaagsan la is dhaafsado  maadaama caasimadda iyo Gobolada dalka lagu maamulayo.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu hamuunqaba helidda garsoor mideysan iyo cadaalad sharcigu ku dheehan yahay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300