Published On: Sun, Dec 18th, 2016

Warar ku saabsan Gabdho Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

20161217636175663824526952gabdho-300x194

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilka labo gabdhood oo Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada.

Dilka Gabdhahaan ayaa loo adeegsaday Tooreey.

Ciidanka Booliska ayaa sheegay in labadaan Gabdhood oo la sheegaayo in ay ahaayeen walaalo in laga helay Meydkooda Gurigii ay ka deganayeen Magaalada Ottawa.

Ciidanka Booliska waxa ay qabteen labo qof oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen dilka loo geystay gabdhahaasi.

Gabdhaha Meydkooda la helay ayaa lagu kala Magacabaa Nasiibo Cabdiraxmaan iyo sidoo kale Asmo Cabdiraxmaan

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300