Published On: Sat, Dec 17th, 2016

Faahfaahin Qarax Khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Turkiga

Milateriga Turkiga ayaa sheegay in 13 askari ay ku dhinteen 48-kalena ay ku dhaawacmeen weerar looga shakisan yahay in loo adeegsaday gaari  waxyaabaha qarxa  ay saarnaayeen oo lala eegtay bas ay askartaas ku socdaalayeen.

Baska ayaa marayey magaalada ku taalla bartamaha Turkiga ee Kayseri.

Sawirro Tvga laga dawaday ayaa muujinayey baska oo burburay. Weerarka ayaa ka dhacay meel aan ka fogayn jaamacadda Erciyes.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300