Published On: Fri, Dec 16th, 2016

Cidii ka dambeysay dhaawicii Taliye Jaamac oo la aqoonsaday

tarsan

Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Puntland General C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa waxa uu sheegay in la aqoonsaday cidii ka dambeysay dhaawicii loo geystay Taliye ku xigeenkii Saddexaad ee Ciidanka Booliska Puntland Jaamac Saxardiid Cabdi.

Waxa uu sheegay Ciidanka Booliska iyo kuwa Amaanka oo iskaashanaya in ay aqoosadeen raggii ka dambeeyay dhaawacii loo geystay Taliye Jaamac Saxardiid.

Taliye Erag ayaa waxa uu sheegay dhaawaca Taliye Jaamac Saxardiid Cabdi in uu yahay mid fudud, sidoo kalena la rajeynayo in dhowaan uu soo caafimaado. General C/qaadir Shire Faarax (Erag) Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Puntland ayaa sheegay dhowaan in ay gacanta ku soo dhigi doonaan raggan, sidoo kalena ay soo bandhigi doonaan

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300