Published On: Thu, Dec 15th, 2016

Guddiga Doorashooyinka K/Galbeed oo ka soo horjeestay amar ka soo baxay G.X.KH

koon-2-238x178

War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa looga soo horjeesatay go’aanka Guddiga Xalinta Khilaafaadka ay ku amreen in dib loogu laabto xildhibaano lagu doortay Magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed C/laahi Mursal oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in aysan quseyn go’aanka Guddiga xalinta khilaafaadka ay ku amreen in db loogu laabto Doorashada 5 xubnood oo lagu doortay Baydhabo.

Waxa uu sheegay war qadaasi xilligii ay soo baxeysay in aan lagu soo wargelin, sidoo kalena ay tahay mid si sharci daro ah ku soo baxday.

koonfur

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300