Published On: Wed, Dec 14th, 2016

Diwaan Gelinta xildhibaanada cusub oo bilaabatay

buux-238x178

Diwaan gelinta Xildhibaanada cusub ee ku soo guuleystay doorashadii Aqalka Hoose  iyo Aqalka Sare ee ka dhacday Caasimadaha maamul goboleedyada ayaa ka socota Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdikaxiin Xaaji Buux ayaa sheegay in diwaan gelinta Xildhibaanada cusub ay bilaabatay Shalay Shan Saac.

Waxaa uu xusay in xildhibaanada wali ku sugan meelihii lagu doortay looga baahan yahay in ay Muqdisho yimaadaan si ay isku diwaan geliyaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300