Published On: Tue, Dec 13th, 2016

Soomaaliya oo beenisay in xoolaheeda ay cudur qabaan

xoolaha-somaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday inay baaritaan ku sameyso cudurka uu Sucuudigu sheegay inay qabaan xoolaha Soomaaliya.

Wasiirka xanaanada Xoolaha ayaa xaqiijiyay in xoolaha Soomaaliya ay caafimaad qabaan, cudurka uu Sucuudiga sheegayana uusan ahayn mid laga garanayo dalka Soomaaliya.

Wasiirka Xaanada Xoolaha dowladda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in ay baaritaano ay ku sameeyeen xoolihii laga soo celiyay dalka Sucuudiga ,islamarkaana aysan wax cudur ah qabin. Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalo kala duwan oo ay ku doonayso in dowladda Sacuudiga ay dib ugu fasaxdo xoolihii laga dhoofin jiray Soomaaliya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300