Published On: Wed, Dec 7th, 2016

Howlgal balaaran oo ka socda degmada Buurhakaba

buurhakabo

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgal balaaran waxa ay ka Sameynayaan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska degmada Buurhakaba oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka wadaan degmada howlgallo lagu baadigoobayo dagaalyahanada ka tirsan Al-Shabaab ee lagu tuhmaayo in ay joogaan Magaalada.

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska degmada Buurhakaba Maxamed Ibraahim Cabdulle ayaa sidoo kale sheegay in ay xaqiijiyaan ammaanka degmada Buurhakaba.

Waxaa uu sheegay in ay baaritaano dheeraad ah in ay ku sameyn doonaan dadka lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ee howlgalka lagu soo qabto.

Shalay ayay aheyd markii Qarax miino oo geystay khasaare uu ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300