Published On: Tue, Dec 6th, 2016

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

wadatashiga

Shirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu berri ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Madaxda maamul goboleedyada Qaar ayaa Maanta lagu Wadaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka.

Shirka ayaa looga hadlaaya doorashooyinka Soomaaliya , gaar ahaan tabashada ay qabaan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee ku aadan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi. Sida uu sheegay Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating shirkaan ayaa sidoo kale looga hadli doonaan dib u dhacyada joogtada ah ee ku imaanaya doorashada Soomaaliya

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300