Published On: Fri, Dec 2nd, 2016

Khasaare ka dhashay Dagaal ka dhacay Waajid

runirgood

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dagaal shalay gelinkii dambe ilaa xalay ka dhacay Degaan 20-KM u jira Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Shabaabka ay weerar ku qaadeen fariisin Ciidanka Dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku lahaayeen Degaankaasi.

Dagaalkan oo mudo saacado ah socday ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay, sida ay Risaala u sheegaan Dadka Degaankla.

Korneel Teesow C/laahi oo ka mid ah saraakiisha Dhexe ee Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay Dagaalka in ay ku dileen Dagalyahano ka tirsan Shabaab.

War Shabaabka ay ku soo qoreen baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayay ku sheegteen Dagaalka ka dhacay Degaankaasi in ay ku dileen 7 Askari, sidoo kalena Hub ay ku soo furteen.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300