Published On: Fri, Dec 2nd, 2016

C/laahi Goodax Barre oo eedeyn u jeediyay Hirshabeelle

goodax

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre ayaa Maamulka Hirshabeelle waxa uu ku eedeeyay in uu fara gelin ku haayo Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Jowhar.

Waxa uu sheegay Maamulka Hirshabeelle in uu galaan gal xoogan ku dhex leeyahay Doorashada ka socota Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre ayaa sidoo kale waxa uu sheegay Madaxda Maamulka Hirshabeelle iyaga oo adeegsanaya Ciidanka Dowladda in hanjabaad iyo jirdil ay isugu daraan Ergada iyo Odayaasha Dhaqanka.

C/laahi Goodax Barre ayaa ka mid ahaa 5 xubnood oo Aqalka Hoose ah oo shalay lagu doortay Magaalada Jowhar.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300