Published On: Thu, Dec 1st, 2016

R/wasaare ku xigeenka Sweden oo kormeertay xarumo ku yaalla Muqdisho.

sweden

Haweenayda lagu magacaabo Asa Romso oo ah Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Sweden, ahna Wasiirka Iskaashiga ayaa maanta booqasho ku tagtay Xarumo ku yaal Gobolka Banaadir.

Xarunta Dabdamiska Gobolka Banaadir iyo Xarun ay ku xareysan yihiin dhalinyarada Gobolka Banaadir ayeey booqatay haweenaydaan.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane, ayaa sheegay in balan qaad wanaagsan ay u sameysay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Sweden dhalinyaradii ay la hadashay.

Waxa ay sheegtay dhalinyarada inay door ka yihiin nabadda iyo Isdhexgalka, islamarkaana loo baahan yahay in la sii dhiirageliyo.

Sawiro laga soo qaaday Haweenaydaan ayaa la arkaayay iyadoo farxada la qaybsanaysa dhalinyarada Gobolka Banaadir.

sweden1

 

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300