Published On: Thu, Dec 1st, 2016

C/llaahi Xasan Afrax oo u hanjabay Madaxweynaha Hirshabeelle & Digniin uu jeediyay

cabdifataax_xasan_afrax_baladweyne1

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo hanjabaad kulul soo saaray ku sheegay haddii wax laga qaban waayo wixii ka dhacay Doorashadii Jowhar inuu tallaabo qaadi doono.

C/fitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in lagula kacay fal dembiyeed looga reebay tartankii kursiga beeshiisa, arrintaasina uu ka danbeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, wuxuuna si cad u sheegay haddii sharcigu awoodi waayay inuu wax ka qabto arrintaasi inuu tallaabo qaadi doono.

DHAGEYSO CODKA C/LLAAHI XASAN AFRAX


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300