Published On: Wed, Nov 30th, 2016

Ra’isul-wasaaraha oo ku amray Ciiddanka NISA inay faraha kala baxaan Hawlaha Doorashadda

cumar-hambalyo

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu faray Ciiddanka Hasy’adda NISA inay faraha kala baxaan Doorashadda Dadban ee haatan ka socota Maamul-gobaleedyadda dalka.

Qoraalka oo loo kala diray Guddiga Doorashadda Dadban, Laamaha Ammaanka iyo Beesha Caalamka ayaa lagu wargeliyey Ciiddanka Hay’adda NISA inay faraha kala baxaan Hawlaha Doorashadda.

Amarka ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha waxa uu NISA ku eedeeyey xarigga Oday-dhaqameed ka soo jeeda Goballadda Wazqooyi, kana tirsan Odayaasha 135-ka ee horey u soo xulay xubnaha Dowladda Federalka.

Halkan ka akhriso Qoraalka Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka:

wareegto-rw-640x853

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300