Published On: Wed, Nov 30th, 2016

Mahad Cabdalle Cawad oo guuleystay doorashada Aqalka Hoose

mahadMahad Cabdalle Cawad gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaankii Waqtigiiso dhamaaday ayaa maanta ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee beeshiisa oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ka dib markii laga soo wareejiyay degaanada Maamulka Puntland.

Mahad Cabadalla Cawad ayaa waxaa la tartamaayay Xasan Maxamed Nuur oo helay 1 cod.

Mahad Cabdalla Cawad ayaa helay codadka Ergo gaaraysa 50 Waxaana uu xaqiijiyay in uu ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee Beeshiisa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300