Published On: Wed, Nov 30th, 2016

Iskaashatada Gaadiidka G/Banaadir oo soo dhoweeyey joojinta Lacagihii Shirkada Takaaful ay gaadiidka..

iskaashato1
Kadib markii Maamulka Gobolka Banaadir uu hakiyay lacagaha ceymiska ah oo shirkada Takaaful ay ka qaadi jirtay Gaadiidleyda Muqdisho ayaa waxaa soo dhaweeyay Guddiga Gaadiidleyda Iskaashatada Gobolka Banaadir.

Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Gaadiidleyda Gobolka Banaadir Maxamed Rashiid Maye oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay in ay ku faraxsan yihiin in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu joojiyo ceymiskii shirkada Takaaful ay ka qaadi jirtay Gaadiidleyda.

Maalmihii dambe Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ka cabanayeen shirkada Takaaful oo ka qaadeysay lacago ceymis ah oo Gaadiidleyda Magaalada Muqdisho.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300