Published On: Tue, Nov 29th, 2016

Xoghayihii horee Qaramada Midoobay oo booqanaya Myanmar

_92705624_120716041609_kofi_annan_512x288_afp

Xog-hayihii horee Qaramada Midoobay, Kofi Annan, ayaa maanta gaadhaya Myanmar si uu ula kulmo xubnaha guddi diyaarinaya warxbixin ku saabsan sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya bulshooyinka Muslimiinta iyo Buudiyiinta ah ee ku wada nool gobolka Rakhine.

Mr Annan ayaa xukuumadda Aung San Suu Kyi u magacowday inuu gudoomiyo gudidaas. Kumanaan Mulimiinta qawmiyadda Rohingya ah ee ku dhaqan gobolka Rakhine ayaa todobaadkii hore u qaxay dalka Bangalash iyagoo ka cararaya qalalaasaha ka aloosan gobolkaas.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300