Published On: Thu, Nov 24th, 2016

R/wasaaraha oo ka hadlay Abaaraha Dalka ka jira

cumar-hambalyo

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka digay saameynta ay Abaaruhu sababi karaan ee ka jira Dalka, hadii aan gurmad deg deg ah loo helin.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ra’iisl Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay xubno ka tirsan Qaramada Midoobay in ay kala hadlayaan sidii gar gaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay Abaaruhu saameeyeen.

Ra’iisul Wasaraaha ayaa wuxuu sheegay Abaarta jirta dalka hadii aan waxba laga qaban in ay saameyn xoogan yeelan doonto, islamarkaana dadka iyo duunyada ku nool dalka Abaarta ay waxyeeleyn doonto.

Xaalad qatar ah oo dhanka abaaraha ayaa ka taagan qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya, waxaana dalka uu u diyaar garoobayaa Doorasho.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300